https://youtu.be/zON4p_Xfmfs
Dalladda KGS Sweden ayaa Deeq Daawo ay ugu deegday dada Xarunta Daaweynta Shuman Biyoodka ee deegaanka Buurdhuxunle ee deegaanka Waajid ee Gobolka Bakoool. Daawadaas waxaa gaarsiyay Ururka Arlaadi Develompment. Deeqdaas waxaa laga soo ururiyay muxsiniiinta ka soo jeeda Koonfur Galbeed Soomaaliya Sweden oo ku nool Sweden.
Dalladda KGS Sweden
email: sydvast.somaliska@outlook.com