Ujeedo: Shir Sanadeedka Dalladda Koonfur Galbeed Sweden- 03 Dec. 2016
Waxaa la ogeysiinayaa dhammaan Jaaliyaddaha Koonfur Galbeed ee dalka Sweden in la qaban doono Shirka Dalladda Koonfur Galbeed ee Sweden (Sydvästsomaliska Riksförbundet i Sverige) ee diyaarinta maamulka iyo qorshada sanadka 2017.
Agendaha Shirka:
1. Dhismaha maaamulka dalladda Koonfur Galbeed Sweden iyo gudigyadda Dallada.
2. Barnaamijka dalladda sanadka 2017
3. Ka qeybqaadashada howlaha Samafalka ee lagu horumarinaayo deegaanada koonfurgalbeed.
Shirka waxaa lagu qabandoona goobta hoos iyo Waqtiga hoos ku qoran:
Maalinta: Sabti 3 December 2016
Saacadda: 11:30 – 17:00
Goobta: Peterkattsgatan 6, Göteborg
Waxaad kaloo nagala soo xiriiri kartaa talefonada hoos ku qoran si wixii ku saabsan goobta shirka lagaa caawiyo.
Sheikh Aden : 0739774101, Chief Sagaarey: 076-4383340
email: sydvast.somaliska@outlook.com
Mahadsanidiin
Gudiga Qabanqaadada ee Shirka Dalladda KGS Sweden