Idag den 16 Juli 2015 fick Community Mental Health Care Centre (CMHCC) in Baidoa som vårdas 60-70 psykiska sjuka personer in Baidoa, en donation av olika mat som samlades Sydvästsomaliska Riksförbundet i Sverige. Med hjälp av Rektorn från Somali South University i Baidoa Dr. Mohamed Ali Ahmed (Kaley) lyckades att delar ut detonationen till Mental Health Cenre i Baidoa som ligger sydvästra Somalia.
Styrelsen från Sydvästsomaliska Riksförbundet i Svergie (SRS) tackar till alla som har bidragit den här hjälpen till de som är sjuka ock samtidigt kunna de inta söker hjälp som behövs. Vi hoppas att försätta och bidra den typen av hälpt till de som behöver det.
=============================================================================
Maanta 16 July 2015 waxaa la gaarsiiyey Xarunta Caafimaata ee dadka Miyirka dhimman ee Baydhabo, halkaan oo lagu xanaaneeno 60-70 qof oo qaba xanuuun dhinaca miyirka kaalmo kala duwan oo cunto ah, taas oo ay gaarsiisay Dalladda Koonfur Galbeed Somalia ee Sweden. Waxaa kaalmadaas gacan ka geystay in la qeybiyo Madadax Jaamacadda Koonfurta Somaiya ee Baydhabo Dr. Mohamed Ali Ahmed (Kalay) , kaalmadaas oo la gaarsiiyey Xarunta Caafimaadka ee dadka miyirkooda dhimman yahay ee Baydhabo, ee ku taala koonfur galbeed Somalia.
Maamulka dhexe ee Dallada KG Somalia ee Sweden waxa uu u mahadnaqayaa dhammaan dadkii ka qeybqaatay deeqedaas oo la gaarsiiyay dadka xanuusan isla markaasna awood u laheen inay raadsadaan caawimaadka ay u baahanyihiin. Waxaan rajeyneynaa inaan sii wadno caawimaadan noocaan oo kale oo la gaarsiiyo dadka u baahan.
Sydvästsomaliska Riksförbundet
sydväst.somaliska@outlook.com
20150716