Go’aan ka soo baxay gudiga dhexe ee Dallada KG Sweden 02 July 2015, waxaa lagu doortay shaqsiyaadka hoos ku qoran:
1. Nacimo Isaak – Madaxa Urururka Haweenka ee Dallada KG Sweden – Kvinnoverksamhet – Sydvästsomaliska Riksförbundet I Sverige (SRS)
2. Asia Ibrahim Mursal, Hantidhowrka Guud ee Dallada KG Sweden – Revisor – Sydvästsomaliska Riksförbundet I Sverige (SRS)
Hadaba waxaa xubnahaas loo doortay howlahaas muhiimka ah loona rajeynayaa inay ay howshooda si wanagsan uga soo bixi doonaan.
Gudiga Dhexe ee Dallada KG Sweden
sydvast.somaliska@outlook.com
02 July 2015