Barnaamijky Dhaghanky Koonfur Galbeed – Soomaaliya

Barnaamijky Hirmaagny  Qeybty Afreed ee Dhaghanky Koonfur Galbeed – Soomaaliya

Weeydiingty inghi horreeytho (I)

1. Sheegh maghaaagha sediithuun  sheey e hoos ky  qoran ?

1.b) Mashirka koowaaad:

IMG_3469

1.t) Masawirka lammaad

IMG_3474

1.j) Masawirka seddehaad.

IMG_3463

Weeydiingty lammaad (II)

Sheegh maghaagha   sedeethuun sheey  e hoos saarang?

2. b) Mashirka koowaaad:

IMG_3471

2.t) Masawirka lammaad

 

IMG_3464

 

2.j) Masawirka seddehaad

IMG_3470

Jiwaab:

1.b) Shirif                                        1.t) Kuud            1.j) feenuus

2. b) ambuuli                                 2. t) habuug        2.j) Solol

Mahadsantiin.

email: afmaaydevelompmentcenter@gmail.com ame shemanur@hotmail.com.

Mahadsangtiing.

Prof. Abdullahi Sheikh Manuur

Af-Maay Development Center

email. afmaaydevelomentcenter@gmail.com

Af-Maay- jalo qalin

supported by: Sydvästsomaliska Riksförbudet I Sverige (SRS)

email: sydvast.somaliska@outlook.com

Deeq La Gaarsiiyaya Agoon iyo Dad kale

Waxaa taariikdha  markay ahayd 24 sabti 2017 la gaarsiiyay cunto iyo dhar ciid ilaa iyo 100 qofood oo ay ka mid ahaayeen (70 caruur oo agoon oo laga soo xulay qeybaha kala duwan ee magaalada Baydhabo kuwaas oo daddooda u dhaxayso 7-10 jir). Waxaa kaloo kaalmadaas la gaarsiiyay ilaa iyo 30 qoys oo ka soo jeeda bulshada Eylo oo magaalada Baydhabo oo ayagana loo qeybiyeyey sadaqo cunto iyo fitrada isugu jira.

Deeqdaas waxaa soo dhiibay muxsiniin degan dalka Sweden iyo waar ka tirsan jaaaliyadda KGS ee Sweden.  Arintaas oo ay Dalladda KGS ee Sweden uga mahadcelinayso dhammaan dadka suurto geliyay sadaqadaan qiimaha badan iyo dhammaan intii ka qeyb weyn ka qaadaday howshaan.

Waxaa kaloo deeqdaas qeybinteeda ka qeyb qaatay, sida diyaarinta iyo xullidda dadka la gaarsiiyay, Hay’adda Tawaafiq Foundation ee Magaalada Bayhabo.
Mahadsanidiin.

OBS:   Cillad dhinaca  internetka darteed ayaa warbixinta ay soo daahday.  Waxaana sugeynaa warbixo dheeraad ah, oo aan idin soo gudbin doono.
Dalladda KGS Sweden
Sydvästsomaliska Riksförbundet I Sverige

27 Juun 2017

 

IMG_2055 IMG_2052 IMG_2051 IMG_2050 IMG_2049

Food Donation To Aylo Community in Baidoa

Today, 09 Jun 2017 it was distributed  different food items to 82 families from Aylo community in Baidoa town.  A donation of 15,000 kr (1,564 USD)  was contributed  by a grupp of youth sports groups from Västerås district  in Sweden thought Southwest Association in Sweden (Sydvästsomaliska Riks Förbundet i Sverige).

The distribution of the food items and the selection of the target groups is implemented by Towaafaq Foundation in Baidoa.   This is part of the Southwest Association in Sweden which is attempting to participate  the assisting the  affected displaced people living in parts of  Southwest Somalia, that caused by the recent drought in the region.

 

Southwest Association in Sweden

(Sydvästsomaliska Riksförbundet I Sverige)

Email: sydvast.somaliska@outlook.com

=====================================================

Maanta oo ay taariikhdu tahay 09 Juun 2017, waxaa cunto kala duwan loo qeybiyay 82 qooys oo ka tirsan bulshada Aylo oo degan maagalada Baydhabo.  Kaalmadaan( 15,000 kr = USD1,564kr) waxay ka timid qaar ka tirsan dhalinyarada ciyaraaha ee degmada Västerås ee dalka Sweden, waxaana la soo marsiiyay deeqdaas Dalladda Koonfur Galbeed Soomaliya ee Sweden.

Deeqdaan waxaa fuliyaya ururka Towaafaq Foundation ee Xaruntiisa Tahay magaalada Baydhabo.   Arimahaan waxaa ay qay ka yihiiin kaalmoomyinka ay Dalladda KGS Sweden ay doonoonayso in lagu caawiyo dadka barakacayaasha ee ku nool koonfur Galbeed Soomaaliya. Kuwaas oo ay saameeyeeyn Abaarihii ka dhacay gobalka.

Dalladda Koonfur Galbeed Soomaliya Sweden

Email: sydvast.somaliska@outlook.com

 

IMG_1833 IMG_1832 IMG_1834 IMG_1814

IMG_1828 IMG_1826 IMG_1822 IMG_1821 IMG_1820 IMG_1818 IMG_1817 IMG_1816 IMG_1812 IMG_1811 IMG_1809

150 IDP Families Received food Ration in Baidoa

https://youtu.be/cU4RFUoCmoQ

 

 

About 150 IDP families received food ration in Baidoa from Southwest Association in Sweden (Sydvästsomalisak Riksförbundet i Sverige.   NBB  local partner is supported the distribution of this donations in Baidoa.   Baidoa is  a hub for thousands of displaced people from different locations in Bay and Bakool region.

Sydvästsomaliska Riksförbundet  I Sverige

Save 2 bild while

Food Donation to Tieglow IDPS in Hudur of Bakool Region

 

 

 

Today, 14 April 2017 it was distributed supplies of food ration to about 40 ID families from Tieglow town in Hoddur of Bakool Region.    Distribution of supplies were witness some of the Tieglow administration and currently in Huddur.     This donation is being collected from different people in Sweden.

Southwest Association in Sweden (Sydvästsomaliska Riksförbundet i Sverige )

Email: sydvast.somaliska@outlook.com

Sydvästsomaliska Riksförbundet I Svergie (SRS)

C/0 Föreningshuset, Slottsgatan 13A

703 61, Örebro

 

 

=================================================================

Maanta 14 April 2017, waxaa loo qeybiyay cunto 40  qoys oo Barakacayaal oo ka soo jeeda degmada Tiglow oo hadda ku sugan Huddur ee Gobolka Bakool.   Deeqdaas waxaa soo dhiibtay dad muxsiniin ku cool waddanka Sweden, waxaana la soo marsiiyay Dalladda KGS ee Sweden.

Dalladda KGS Sweden

Sydvästsomaliska Riksförbundet I Svergie (SRS)

C/0 Föreningshuset, Slottsgatan 13A

703 61, Örebro

Email: sydvast.somaliska@outlook.com

Kolera Medicin -Deeq Daawo Oo La Gaarsiiyay Degmada Wanlaweyn

 

https://youtu.be/fd4g4Lxwagg

 

Sydväsksomaliska Riksförbundet donerades kolera medicin to Wanlaweyn distrikt av Lower Shabelle i Sydväsra Somaliska.  Minst 80 persons rapporterades dog på grund av våttån diarré och mer än 900 persons drabbades av sjukdomen perioden Jan-March 2017.

Sydvästsomaliska Riksförbundet

E-post: sydvast.somaliska@outlook.com

=============================== =================================

Dalladda KGS ee Sweden ayaa waxa ay deeq daawo oo ku saabsan cudurka shuban biyoodka gaar siisay degmahda Wanlaweyn.  Deeqdaas waxaa la gaarsiiyay gudiga gurmadka abaaraha ee Degmada Wanlaweyn iyo Gudiga Caafimaadka.

Dalladda KGS Sweden

E-post: sydvast.somaliska@outlook.com