Food Donation To Aylo Community in Baidoa

670 0

Today, 09 Jun 2017 it was distributed  different food items to 82 families from Aylo community in Baidoa town.  A donation of 15,000 kr (1,564 USD)  was contributed  by a grupp of youth sports groups from Västerås district  in Sweden thought Southwest Association in Sweden (Sydvästsomaliska Riks Förbundet i Sverige).

The distribution of the food items and the selection of the target groups is implemented by Towaafaq Foundation in Baidoa.   This is part of the Southwest Association in Sweden which is attempting to participate  the assisting the  affected displaced people living in parts of  Southwest Somalia, that caused by the recent drought in the region.

 

Southwest Association in Sweden

(Sydvästsomaliska Riksförbundet I Sverige)

Email: sydvast.somaliska@outlook.com

=====================================================

Maanta oo ay taariikhdu tahay 09 Juun 2017, waxaa cunto kala duwan loo qeybiyay 82 qooys oo ka tirsan bulshada Aylo oo degan maagalada Baydhabo.  Kaalmadaan( 15,000 kr = USD1,564kr) waxay ka timid qaar ka tirsan dhalinyarada ciyaraaha ee degmada Västerås ee dalka Sweden, waxaana la soo marsiiyay deeqdaas Dalladda Koonfur Galbeed Soomaliya ee Sweden.

Deeqdaan waxaa fuliyaya ururka Towaafaq Foundation ee Xaruntiisa Tahay magaalada Baydhabo.   Arimahaan waxaa ay qay ka yihiiin kaalmoomyinka ay Dalladda KGS Sweden ay doonoonayso in lagu caawiyo dadka barakacayaasha ee ku nool koonfur Galbeed Soomaaliya. Kuwaas oo ay saameeyeeyn Abaarihii ka dhacay gobalka.

Dalladda Koonfur Galbeed Soomaliya Sweden

Email: sydvast.somaliska@outlook.com

 

IMG_1833 IMG_1832 IMG_1834 IMG_1814

IMG_1828 IMG_1826 IMG_1822 IMG_1821 IMG_1820 IMG_1818 IMG_1817 IMG_1816 IMG_1812 IMG_1811 IMG_1809

Related Post

Leave a comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *