OGEYSIIS: Shir Sanadeedka Dalladda KGS ee Sweden

867 0

Ujeedo: Shir Sanadeedka Dalladda Koonfur Galbeed Sweden-  03 Dec. 2016

Waxaa  la ogeysiinayaa dhammaan Jaaliyaddaha Koonfur Galbeed ee  dalka Sweden in la qaban doono Shirka Dalladda Koonfur Galbeed ee Sweden (Sydvästsomaliska Riksförbundet i Sverige) ee diyaarinta maamulka iyo qorshada sanadka 2017.

Agendaha Shirka:

1. Dhismaha maaamulka dalladda Koonfur Galbeed Sweden iyo gudigyadda Dallada.

2. Barnaamijka dalladda sanadka 2017

3. Ka qeybqaadashada howlaha Samafalka ee lagu horumarinaayo deegaanada koonfurgalbeed.

Shirka waxaa lagu qabandoona goobta hoos iyo Waqtiga hoos ku qoran:

Maalinta: Sabti 3 December 2016

Saacadda: 11:30 – 17:00

Goobta:  Peterkattsgatan 6, Göteborg

Waxaad kaloo nagala soo xiriiri kartaa talefonada hoos ku qoran si wixii ku saabsan goobta shirka lagaa caawiyo.

Sheikh Aden : 0739774101,  Chief Sagaarey: 076-4383340

email: sydvast.somaliska@outlook.com

Mahadsanidiin

Gudiga Qabanqaadada ee Shirka Dalladda KGS Sweden

 

Related Post

Leave a comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *