Shir Sanadeedka Dalladda KGS Sweden – Riksmöte- 19 December 2015

1203 0

SDhaqanka 

 Riksmöte – Sydvädstsomaliska Riksförbundet  – Stockholm

När: 19 December 2015, Plts: Stockholm, Kl. 11:00-18:00

==============================================

DALLADDA KOONFUR GALBEED SOMALIYA EE SWEDEN

Sydvästsomaliska Riksförbundet i Sverige (SRS)

Ujeedo: Shir Sanadeedka Dalladda Koonfur Galbeed Sweden 19 December 2015 – Stockholm

Waxaa la ogeysiinayaa dhammaan Jaaliyaddaha hoos yimaada Dalladda Koonfur Galbeed Soomaaliya  Sweden  in la qabandoono shir sanadeedka Dalladda Koonfur  Galbeed Somaliya ee Sweden (Sydvästsomaliska Riksförbundet i Sverige), maalinta  Sabtida 19 December 2015, laguna qabandoono Magaalada Stockholm ee Sweden.

Agendaha Shirka:

1.  Warbixinada Dallada KGS Sweden ee Howlahii sanadka 2015.

2.  Doorashada Maamulka Gudiga Dhexe ee Dalladda  2016.

3. Barnaamijka Dalladda KGS sanadka 2016.

Shirka waxaa lagu qabandoona goobta hoos ku qoran:

Maalinta: Sabti 19 December 2015.

Saacadda: 11:0 – 18:00

Goobta: Platsen –  Tensta alle , 34, Stockholm

Waxaad kaloo nagala soo xiriiri kartaa talefonada hoos ku qoran si wixii ku saabsan goobta shirka lagaa caawiyo.

Tel. 073975 70 48 (Aden Laftagran), 0765582055 (Mohamed Yusuf), 073-23188 24  (Jamiila Hargeisa).

Mahadsanidiin.

Sydvästsomaliska Riksförbudet i Sverige (SRS).

email: sydvast.somaliska@outlook.com

www.sydvastsomaliska.org

Related Post

Leave a comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *