Zakatul- Fitir – Donation till Psykiska sjuka personer i Baidoa

842 0

Idag den 16 Juli 2015 fick Community Mental Health Care Centre (CMHCC) in Baidoa som vårdas 60-70 psykiska sjuka personer  in Baidoa, en donation av olika mat  som samlades Sydvästsomaliska Riksförbundet i Sverige.   Med hjälp av Rektorn från Somali South University i Baidoa  Dr. Mohamed Ali Ahmed (Kaley) lyckades att delar ut detonationen till Mental Health Cenre i Baidoa som ligger sydvästra Somalia.

Styrelsen från Sydvästsomaliska Riksförbundet  i Svergie (SRS) tackar till alla som har bidragit den här hjälpen till de som är sjuka  ock samtidigt kunna de inta söker hjälp som behövs. Vi hoppas att försätta och bidra  den typen av hälpt till de som behöver det.

Zakatur Fitir -11

=============================================================================

Maanta 16 July 2015 waxaa la gaarsiiyey Xarunta Caafimaata ee dadka Miyirka dhimman ee Baydhabo,  halkaan oo lagu xanaaneeno 60-70 qof oo qaba xanuuun dhinaca miyirka kaalmo kala duwan oo cunto ah, taas oo ay gaarsiisay Dalladda Koonfur Galbeed Somalia ee Sweden.   Waxaa kaalmadaas gacan ka geystay  in la  qeybiyo Madadax Jaamacadda Koonfurta Somaiya ee Baydhabo Dr. Mohamed Ali Ahmed (Kalay) , kaalmadaas oo la gaarsiiyey Xarunta  Caafimaadka ee dadka miyirkooda dhimman yahay ee  Baydhabo, ee ku taala koonfur galbeed Somalia.

Maamulka dhexe ee Dallada KG Somalia ee Sweden waxa uu u mahadnaqayaa  dhammaan dadkii ka qeybqaatay deeqedaas oo la gaarsiiyay dadka xanuusan isla markaasna awood u laheen inay  raadsadaan caawimaadka ay u baahanyihiin.   Waxaan rajeyneynaa inaan sii wadno caawimaadan noocaan oo kale oo la gaarsiiyo dadka u baahan.

 

 

 

Sydvästsomaliska Riksförbundet

sydväst.somaliska@outlook.com

20150716

Zakut Fitir 3 2015-07-16 12.42.52 2015-07-16 12.46.22

 

Related Post

Leave a comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *