Dalladda KG Sweden oo Dooratay Gudoomiyaha Haweenka iyo Hantidhowrka Guud

4218 0

Go’aan ka soo baxay gudiga dhexe ee Dallada KG Sweden 02 July 2015, waxaa lagu doortay shaqsiyaadka hoos ku qoran:

1.   Nacimo Isaak –  Madaxa Urururka Haweenka ee Dallada KG Sweden – Kvinnoverksamhet – Sydvästsomaliska Riksförbundet I Sverige (SRS)

2.  Asia Ibrahim Mursal, Hantidhowrka Guud ee  Dallada KG Sweden – Revisor – Sydvästsomaliska Riksförbundet I Sverige (SRS)

 

Hadaba waxaa xubnahaas loo doortay howlahaas muhiimka ah loona rajeynayaa inay ay howshooda si wanagsan uga soo bixi doonaan.

 

Gudiga Dhexe ee Dallada KG Sweden

sydvast.somaliska@outlook.com

02 July 2015

Naciimo Isaak

 

IMG_1403[1]

 

Related Post

Leave a comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *